Dahab laga dhaxlay boqor caan ah oo qaab xirfadeysan looga xaday Madxaf (Daawo Sawirro)

Booliiska magaalada Hyderabad ee koonfurta dalka Hindiya ayaa billaabay baaritaan ay ku samaynayaan xatooyo loo gaystay baaquli dahab ka samaysan oo dheeman lagu xardhay kaas oo ay lahayd boqrtooyo hore. Tuugada ayaa sidoo kale xaday koobka shaaha lagu cabo oo dahab ah, saysar, qaaddo iyo waxyaabo kale. Alaabadan ayaa culayskooda lagu sheegay 3kg, waxaana lagu … Continue reading Dahab laga dhaxlay boqor caan ah oo qaab xirfadeysan looga xaday Madxaf (Daawo Sawirro)